Wasiir Odawaa oo Cadaado soo gaaray

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka xukuumada soomaaliya cabdiraxmaan maxamad xuseen odowaa ayaa soogaaray magaalada cadaado. wafdiga wasdiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada cadaado waxaa kusoo dhaweeyay madaxweyne kuxegeenka galmudug maxamad xaashi cabdi wasiiro,xildhibaano,iyo qeybahya kala duwan ee bulshada. wafdiga wasiirka ayaa waxaa loo soo galbiyay xarunta madaxtooyada galmudug ee cadaado ujeedka […]

Continue Reading