waxaa maanta ka dhacaya magaalada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah dowlad goboleedka Galmudug doorashada saddex kursi oo kala ah:
- Kursiga 19-aad beesha Murusade/Foolculus/Hilibi, waxaana ku tartamaya,Cabdi Maxamed Qanyare iyo Bashiir Cali Cadow.
- Kursiga 20-aad beesha Sacad/Odow waxaana ku tartamaya, Maxamed Aadan Qalabxoor, Cabdikariin Khaliif CabdiDhalac, Xasan Maxamuud Cali.
- Kursiga 21-aad Beesha Saruur/ Cali wehliye iyo Rooble Maxamuud, waxaana ku tartamaya, Axmed Yuusuf Cabdulle, Sacdiyo Cumar Sheegow, Nasteexo Faarax Maxamed, Warsame Maxamed Xasan.
Comments are closed.