Madixii Baxnaaninta Bukaanada Alshabaab oo la Xukumay
Axmed Cali Aybakar ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha maleeshiyada Alshabaab gaar ahaan in uu qaabilsanaa kooxda in uu kaga kireeyo guryo magaalada Muqdisho kuwooda xanuunsan iyo in uu uga wakiil ahaa xarumaha caafimaad ee magaalada Muqdisho oo uu ku lahaa wakaalad iyo kor joogteyn inta ay dib ugu noqonayaa maleeshyada. Axmed oo ay ciidamada amniga […]
Continue Reading