Xog hoose : Liiska Golaha Wasiirada Cusub

Wararka Maanta

Xogta Hoose Ee La Helay Golaha Wasiirada DFS

Liiska Gollaha Wasiirada

Beesha Hawiye

1. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ahna RW ku xigeen
Maxamed Abuukar Islow Ducaale ( Abgaal , Harti , Obokar )
2. Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Awsaciid ( Xawadle )
3. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/xakiin Macallin Axmed ( Habargidir , Ceyr )
4. Wsiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Eng C/qaadir (Gaaljecel)
5. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Khaliif Cabdi Cumar ( Gugundhabe Baadicadde )
6. Waziirka Amniga Gudaha
C/raxmaan Dheere (Shiikhaal Qudub)

Beesha Daarod

1. Wasiirka Cadaaladda Cabdi Faarax Juxa ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)
2. Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Maxamed Jaamac Mursal Geelle ( Ogaden , Cawlyahan)
3. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Jaamac Ceeydid ( Dhulbahante)
4. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ( Leelkase )
5. Wasiirka Gaashaandhigga C/laahi Axmed Jaamac Ilkajiir (Warsangeli )
6. Wasiirka Awqaafta iyo Artimaha Diiinta C/raxmaan Cabdulle (Awrtable)

Beesha Dir

1. Wasiirka Deegaanka iyo Maareynta Aafooyinka Maxamuud cabdi Xayir Maareeye ( Isaaq Habar Jeclo)
2. Wasiirka Warfaafinta Saalax Axmed Jaamac ( Isaaq , Habar Yoonis )
3. Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle ( Godo-Biirse)
4. Wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta Sare Drs Deeqo Yaasiin( Dir , Surre)
5. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Sheekh Nuur ( Dir , Biimaal)
6. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Maxamed Cali Xagaa (Dir Ciise)

Beesha Digil & Mirifle

1. Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Adaan Fargeeti (Mirifle Disoow)
2. Wasiirka Caafimaadka Maxamed xaaji C/nuur Madeer ( Mirifle / Hadame )
3. Wasiirka Hub ka dhigista iyo Dhaqancelinta C/fitaax Geesey ( Mirifle / Liisaan)
4. Wasiirka Biyaha iyo Korontada Cabaas Siraaj (Mirifle Hubeer)
5. Wasiirka Beeeraha C/xakiin Xaaji Faqi ( Digil / Dabare)
6. Wasiirka Dastuurka Cali Siciid Fiqi ( Digil / Tunni )

Beesha Shanaad

1. Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda C/rashiid Siraaji ( Kulmis Reer Aw-Xasan )
2. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Siciid Xusen Ciid ( Carab-Salax)
3. Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Khadiija Maxamed Diiriye (Yaxar)
4. Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib Udhiska C/rashiid Maxamed (Banaadiri)
5. Wasiirka Waxbarasha Maryan Qaasim (Kulmis)
6. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Maryan Aweys ( Jareerweyne)