Xisbiyo Walaac ka muujiyey xaaladda Galmudug.

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Xisbiyada Ilays, National, Nabadda iyo Wadajir ayaa warsaxaafadeed wadajir ah kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee Dowlad goboleedka Galmudug.

Xisbiyadan ayaa walaac ka muujiyey ciidamada Xaddhaafka ah ee lagu daabulayo magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug. Iyagoo ka digay in la burburiyo Galmudug, hadaba halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka.