Gaari Nuuciiso ahaa Filler oo uu lahaa Wariye Cabdixamiid Karazaay oo ka tirsan Tv-ga Universal ayaa Qarax loogu xiray Gaarigiisa waxaa uu ka dhacay degmada Xamar -weyne Gaar ahaan kasoo horjeedka Shaleemo Supper.
Qaraxa ayaa waxaa Wariyaha loogu xiray Kursiga uu Fadhiisto waxaana soo gaaray dhaawac Culus.
Sidoo kale labo qof oo goobta Marayay ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen Qaraxaasi.