Fadlan Caawi Cali Cabdi Cumar waa wiil yar oo xanuunsanaya, waa dhibane la xanuunsanaya nabar dhuunta uga soo baxay, Ajar allaha ka siiyo Wasiirka arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Odawaa oo deeqa dhan 1000 dollar gaarsiiyey wiilkan yar, aan ka qeyb qaadano caawinta wiilkan yar.
WIXII CAAWINAAD AH KALA XARIIRÂ 0615857827
Comments are closed.