Bajaajle lagu toogtay Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Wiil dhalinyaro Mooto Bajaajle ah oo saakay lagu dilay degmada Hodan gaar ahaan Barkontorool oo ciidanka xasilinta ay ku leeyihiin halka loo yaqaano sarta Seybiyaano. Dadka degaanka ayaa waxa ay inoo sheegeen dilkan inuu yimid kadib markii askartii joogtay Barta ciidan ay Mooto Bajaajlaha ku amreen inuu istaago […]

Continue Reading

2 Askari oo galabta lagu dilay Magaalada Boosaaso

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in abaarihii 5-tii galabnimo ee maanta ay dabley hubeysani toogasho ku dileen 2 Askeri oo ka tirsan ciidamada Booliska Puntland, Ciidamada ayaa xiligaas ku guda jiray sugida amniga wadada halbowlaha u ah ganacsiga iyo isu socodka magaalada uguna mashquulka badan. Dableydii falkan geysatay ayaa baxsaday, mana jirto ilaa […]

Continue Reading