Shirka arrimaha Soomaaliya oo maanta ka furmaya Brussels

Magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka, waxaa maanta oo Isniin ah ka furmaya shirka Somali Partnership Forum oo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, kaasi oo soconaya 16-ka ilaa 17-ka bishan July. Shirkan oo daba socda Shirkii lagu qabtay magaalada London bishii May 2017-kii ayaa waxaa lagu Casuumay oo ka qeyb galaya Madaxda Dowladda Dhexe, Maamul Goboleedyada, Wasiiro […]

Continue Reading