Loolan Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya ….. Warbixin Xiiso leh.

Waxaa shalay soo idlaaday dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan qabashada jagooyinka Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku xigeenadiisa, waxaana isku soo sharaxay siyaasiyiin horey xilal u soo qabtay iyo kuwo ku cusub siyaasadda Soomaaliya, Khudbooyinka Musharixiinta ayaa u badnaa balanqaadyo iyo ismuujin siyaasadeed, waxaana doorashada guddoonka Barlamaanka loo arkaa mid ififaalo ka bixinaysa doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]

Continue Reading

Akhriso: Jadwalka Doorashada Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya

Jadwalka doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la soo saaray. 1. 03 ilaa 05 Janaayo 2017 diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa. 2. 08 ilaa 09 Janaayo 2017 hadal Jeedinta Musharaxiinta u tartamaya Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku Xigeenadiisa. 3. 11 Janaayo 2017 Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. 4. 12 Janaayo 2017 Doorashada […]

Continue Reading

Akhriso: Liiska kuraasta diyaarka ah Aqalka hoose – Galmudug

Afhayeenka gudiga hirgalinta doorashooyinka heer dawlad goboleedka  Galmudug, Yuusuf Diiriye Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in 2-da bishan oo maanta ku began ay bilaabayaan diiwaan galinta musharixiinta ku loomamaya kuraasta aqalka hoose ee Baarlamanka. Afhayeenka oo magaalada Cadaado kula hadlay qeybaha saxaafadda  ayaa  sheegay in ay diiwaan galiyeen ilaa 969-Ergo oo dooran doona 19-Xildhibaan oo […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada iyo Beelaha Xubnaha Aqalka sare ee Koofur-Galbeed

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya lagu doortay sideeda xubnood ee aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matali doona Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Baaralamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta cod u qaadayay musharxiin dhoor ah oo ku tartamayay kamid noqoshada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban […]

Continue Reading

Mugga iyo Miisaanka Doorashada ay marti galinayso Cadaado (Maqaal)

Dalkeena Soomaaliya ayaa hadda gudagalay doorasho muddo  laga dhur-sugayey, waxaa hadda gaban gabo maraya dhameystirka Xildhibinaada Aqalka Sare ee federaalka, Waa doorashadii ugu Miisaanka cusleyd taniyo burburkii Dowladnimadii Soomaaliya 1991, Waa calaamad tilmaamaysa Soomaaliya oo dib u soo kabanaysa kuna socota wadadii hormarka, waxaa doorashadani ka dhaceysaa magaalooyinka Garoowe, Cadaado, Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo. Waxaana […]

Continue Reading

Akhriso: Gudiga Doorashada 2016 oo soo saaray Jadwal Cusub

Warsaxaafadeed ay wadajir u soo saareen Guddiyadda Doorashooyinka ee 2016 oo Ku dhawaaqay jadwalka cusub ee doorashooyinka qabsoomayaan *********************************** Maanta oo ay taariikhdu tahay 26-ka Sebtember 2016, waxaa la soo gabagabeeyey shir saddex (3) maalmood u socday Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddoomiyayaasha Guddiyada Dawlad Gobaleedyada Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD), shirkaas oo looga […]

Continue Reading

Ergada Doorashada oo ay suurtagal tahay la dhimo (Ogow Sababta)

Shirar xiriir ahaa oo Madaxda dowladda iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka iyo Hey’adaha deeq bixiyeyaasha ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka. Arrimaha la isku haayo ayaa waxaa ka mid ah qaabka loo maamulayo dhaqaalaha ku baxaya doorashooyinka, iyadoo xubnaha Beesha Caalamka ay dalbanayaan in la cadeeyo dhaqaalaha ku baxaya […]

Continue Reading