Somaliland oo Cafis u fidisay Maxaabiis ku Eedeysnaa Burcad badeed

Wararka Maanta

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis madaxweyne u fidiyey ku xiran Somaliland.

Maxaabiistaan oo ku eedeysnaa burcad badeed oo horey looga soo wareejiyey waddanka Seycheles, kuwaas oo kasoo jeeda gobollada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Maxaabiista uu madaxweyne Biixi cafiyey ayaa kala ah

1) Maxamed Axmed Ciise
2) Cadow Cali Cismaan
3) Cabdillaahi Yuusuf Xirsi
4) Axmed Cali Cismaan
5) Axmed Cali Siciid
6) Maxamed Axmed Cali
7) Bashiir Khaliif Xaashi
8) Cabdirisaaq Maxamed Cali
9) Cabdifataax Axmed Xasan
10) Nuur Maxamed Aadan
11) Jamaal Maxamed Cali
12) Cali Maxamed Cali
13) Cabdillaahi Maxamed Xasan
14) Cabdi Tahliil Xasan
15) Daahir Cabdillaahi Warsame
16) Cabdiqaadir Cabdi Cali
17) Cabdinuur Xaaji Aadan
18) Maxamed Maxamuud Xasan
19) Abuukar Axmed Ciise.