Sawirro: Wiilashii gabadha ku kufsaday Goldogob oo la xukumay

Wararka Maanta

Waxaa maanta go’aan laga gaaray Wiilashii Gabadha ku kufsadey degmada Goldogob ee gobolka Mudug, waxaana lagu xukumay wiilasha sidan.

  1. Shirwac Jaamac Juunle 10 Sano oo Xarig ah 200 oo Jeedal ah.
  2. Yaasir Maahir 8 sano oo Xarig ah iyo 200 oo Jeedal ah
  3. Yaxye Cabdulaahi Awkax 6 Sano oo xarig ah iyo 100 Jeedal ah.
  4. Ayaale Wale 7 Sano iyo 100 Jeedal.
  5. Cabdirisaaq Xoosh Jabriil 5 Sano oo Xarig 100 jeedal

Waxaa la fuliyay Jeedalka, waxaana fuliyay Ciidanka Puntland. Dhankale   4000$ ayaa loo Xukumay Gabdha la Kufsaday.

FB_IMG_1485679907227 FB_IMG_1485679901607 FB_IMG_1485679896161 FB_IMG_1485679890064 FB_IMG_1485679884937