Puntland oo soo dhaweysay Doorashada Madaxweyne Xaaf

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Dowlad goboleedka Puntland ayaa hanbalyo iyo bogaadin u dirtay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleeedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in ay u rajeynayaan Madaxweyne Xaaf inuu ku guuleysto howlaha horyaala.

Screenshot_2017-05-03-22-43-59-1