Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhow Magaacabay Golihiisa Wasiirada Cusub, Golahan ayaa u badan wajiyo cusub, waxaa aad u yar tirada Haweenka laga siiyey Golahan, Horey ayaa Haweenka Puntland hal xildhibaan ka heleen 66 xildhibaan ee uu ka kooban yahay Barlamaanka Puntland. hadaba halkaan ka aqriso Liiska Golaha Wasiirada cusub.
Magacyada Wasiirada Cusub ee Puntland
1. Wasiirka Cadaaladda & Arimaha Diinta Cawil Sheekh Xaamud
2. Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada Maxamed C/raxmaan Dhabancad
3.Wasiirka Amniga & DDRta C/samad Maxamed Galan
4.Wasiirka Maaliyada Xasan Shire Abgaal
5.Wasiirka Qorsheynta horumarinta Dhaqalaha & Iskaashiga Caalamiga ah C/qafaar Cilmi Xaange
6.Wasirika Waxbarashada & Tacliinta Sare C/laahi Maxamed Xasan
7.Wasiirka Caafimaadka Dr Jaamac Faarax Xasan
8.Wasiirka Howlaha Guud Gadiidka & Guryeynta Axmed Bashiir Muuse
9. Wasiirka Dekadaha & Gadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majiino
10. Wasiirka Howlaha Guud & Garoomada Xuseen Cismaan Gebiley
11. Wasiirka Haweenka & Arimaha Qoyska Aamino Cismaan Xaaji Jaamac
12.Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xasan Sabaareey
13. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aasan physics
14. Wasiirka Deegaanka Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamadiid
15. Wasiirka Ganacsiga & Maalgashiga C/laahi Cabdi Xirsi
16. Wasiirka Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash
17. Wasiirka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse
18. Wasiirka Tamarta Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yusuf Taaran
Magacyada Wasiirada Ku xigeenada Cusub ee Puntland
1. W/xigeenka Cadaaladda & Arimaha Diinta Dr Maxamed Cali Faarax
2. W/xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada 1.C/weli Mire Xirsi 2. Maxamed Musadaq Maxamed
3.W/xigeenka Amniga & DDRta Yusuf Maxamed Ismaaciil
4.W/xigeenka Maaliyada 1.Cumar Xasan Fiqi 2.Yaasiin Ibraahim Ciise
5.W/xigeenka Qorsheynta horumarinta Dhaqalaha & Iskaashiga Caalamiga ah Yaasiin Mire Maxamuud
6.W/xigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xasan Jeyte
7.W/xigeenka Caafimaadka C/naasir Yuusuf Xaaji Xirsi
8.W/xigeenka Howlaha Guud Gadiidka & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi
9. W/xigeenka Dekadaha & Gadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed
10. W/xigeenka Howlaha Guud & Garoomada Sucaad Saalax Nuur
11. W/xigeenka Haweenka & Arimaha Qoyska Sahro Cabdi Xirsi
12.W/xigeenka Warfaafinta Isgaarsiinta & Dalxiiska C/salaan Xaaji Siciid Faarax
13. W/xigeenka Xanaanada Xoolaha C/weli Seed Cilmi
14. W/xigeenka Deegaanka Beeraha & Waraabka 1. Maxamed Xasan Ciise 2. Faaiso Cali Ismaaciil
15.W/xigeenka Ganacsiga & Maalgashiga Mustafe Daahir Aadan
16. W/xigeenka Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda C/qaaliq Maxamed Maxamuud
17. W/xigeenka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada & Ciyaaraha Axmed C/raxmaan Xirsi
18. W/xigeenka Tamarta Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir C/laahi
Wasiiru Dowlayaasha
1. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada & Arimaha Dastuur Saalax Xabiib Jaamac
2. Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Federaalka & Dimuquraadiyada Maxamed Axmed Kulan
3.Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyada Maxamed C/qaadir Cismaan
4.Wasiiru dowlaha Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga Caalamiga ah C/raxmaan Caydiid Cismaan
5. Wasiiru Dowlaha Waxbarshada & Tacliinta Sare C/laahi Xasan Rooble
6. Wasiiru Dowlaha Caafimaad Seyd Cumar Guuleed
7. Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xasan kirli
8. Wasiiru Dowlaha Deegaanka & Waraabka C/rashiid Cali Geele
9.Wasiiru Dowlaha Kaluumeysiga & khayradka Badda C/qani Geele Maxamuud