Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu isku shaandheyn uu ku sameeyay golahiisa Wasiirada, waxaane uuu sidooo kale magacaabay wasiiro cusub.
Madaxweyne Waare ayaa waxa uu wasiirada cusub ee uu magacaabay kasoo xulay Baarlamaanka Maamulkaasi, waxaana xusid mudan in wasiirada la magaacabay iyo kuwa isku shaandheynta lagu sameeyayba aysan ku jirin Haween.
Madaxawyne Waare uu qaado tilaabadaan isku shaandhaantayta Wasiiradiisa waxaa keenay Arimo isbiirsaday sida Mooshin ay ka Diyaarinayeen Xildhibaano badan oo qaarkood kasoo muuqday Wasiirada Cusub iyo Culaysyo Xoogan oo uga imaanayay Beelaha qaar ee Maamulkiisa
Halkaan hoose ka akhriso wareegtada uu Madaxweyne Waare isku shaandheynta iyo magacaabista ku sameeyay:

