Maxaad kala socotaa Cildda haysta Facebook-gaaga?

Wararka Maanta

Facebook oo ah Shir buslashadu ku wada xariirtoo oo aduunka dhan laga isticmaalo ayaa wajahaysa Cid keentay in Bulshada Caalamku isticmaali waayeen laga bilaabo saacadihii u danbeeyay ee Arbacadii, waxaana ciladda ugu wayni Bulshada Caalamka kaysta ah Appka ama aa ladda layskugu gudiyo Farimaha iyo sawiradda, iyo inaan wax Post ah lasoo Share garayn karin. Marka laga soo tago Facebook waxaa Cilddani Saamaysay Instagram iyo Whatsappka oo Facebook lala leeyahay, Whatsapkka ayaa mararka qaar kaliya diraya Fariimaha, balse waxaan dirsamayn Sawiradda zize ka wayn leh iyo Codadka laysku duubo.

War kasoo baxay Maamulka facebook ayaa ugu horayn bulshada laga raali galiyay Ciladdaan waxayna sheegeen inay ku dadaalayaan inay sida ugu dhaqsiyaha badan u xalliyaan lama sheegiin sababta rasmiga ee ka danbaysa Ciladdaan.

Sanadkii 2008 yay Ciladdaan oo kale qabsatay Shirkaddaan Bulshadu ku xariirto markaas oo kaliya ay istimaalayeen 150 Milyan oo caalaamka dhan ah, halka maanta ay iscimaalaan in ka badan 2.3 Bilyan oo Daafaha Caalamka ku nool, Somalia ayaa ka mid ah Wadamada Dunidda ee Isticmaalka Facebook loo badan yahay waxaan Saacadaha Ciladaani jirto Dadka qaar kuu sheegayaan inaysan Nuurayn Duni aan lahayn Baraha Bulshadu ku xariirto