SAWIRO;Madaxweynaha uganda oo soogaaray magaalada muqdisho

Wararka Maanta

Madaxweynaha Madaxweynaha Ugandha Yuweri Musaveni ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Waxaa garoonka ku soo dhoweeyey madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo iyo madax kale oo ka tirsan dowlada Somalia.

Waxaa loo sii gudbiyey hoolka uu ka dhacayo shirka IGAD oo ku dhow garoonka Aadan cadde.

Madaxweyayaasha IGAD ayaa ku soo qulqulaya Muqdisho waxaana la sugayaa Madaxwenayaal kale

musaveni musaveni1 musaveni2 musaveni3

Comments are closed.