C/kariin Guuleed oo xaalad deg deg ah ku soo rogay Deegaanada Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay deegaanada dowlad goboleedka Galmudug, Waxaana arintaan socon doontaa 90 maalmood oo ka bilaabanaysa 9 janaayo 2017.

Digreeto ka soo baxay xafiiska ayaa u qorneyd sidan
fb_img_1484072079507