Daacish oo weerarkii ugu horeyey ka fulisay Muqdisho
Kooxda Daacish ayaa waxa ay sheegtay in ay Weerarkii ugu horeeyay oo ay ka fulisay Muqdisho in ay ku dishay Sarkaal ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed. Warbaahinta Daacish ee loo yaqaan Acmaaq ayaa lagu daabacay in dabley ka tirsan Kooxda Daacish in ay Muqdisho ku dileen Sarkaal lagu magacaabo Muxiyaddiin Amadd. Kooxda […]
Continue Reading