Sanad ayaa laga joogaa Weerarkii Ceel cadde gobolka Gedo (Sawirro)
Muddo Hal sano ah ayaa kasoo wareegtay Markii weerarkii Xooggan Al Shabaab ay ku ekeeyeen Saldhigii ugu weynaa ciidamada Kenya Degaanka Ceelcadde ee Gobolka Gedo. Weerarkaas ayaa dhacay 15 Janaayo 2016-ka, Shabaab ayaa laayay ku dhawaad 200 kamid ah ciidanka Kenya, sidoo kale waxa ay gubeen Saldhigii ciidanka Kenya ay ka deganaayeen Degaanka Ceelcadde. Dowladda […]
Continue Reading