Xisbiyada Mucaaradka oo Cambaareeyey Xadgudubkii Farmaajo u geystay Walaalaha Jabuuti
Warsaxaafadeed Ku Saabsan Baaqii Uu Madaxweyne Farmaajo Kaga Dalbaday Qaramada Midoobay In Eratariya Cunaqabateynta Saaran Laga Qaado Muqdisho, Soomaaliya Anaga oo ah xisbiyada siyaasadeed ee Wadajir, Daljir, Kulan iyo Horusocod oo hoos ku wada saxiixan, waxaan aad uga xunahay in Madaxweyne Farmaajo uu ku baaqo in laga qaado cunaqabataynta ay Qaramada Midoobay saartay dalka Eratariya, intii […]
Continue Reading