Jadwalka Doorashada Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya

JADWALKA DOORASHADA GUDDOONKA Golaha Shacabka BJFS BFS Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka BJFS ee BFS wuxuu maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo noqon doona sida hoos ku xusan:- Is-diiwaangelin musharixiinta Guddoonka Golaha Shacabka (Xilliga shaqada: 09:00 Am ilaa 04:00 pm) taariikh 19, 20 iyo 21 April, 2022. Hadal jeedinta musharixiinta Guddoomiyaha iyo Guddoomiye […]

Continue Reading

Barlamaanka Cusub oo yeeshay Fadhigiisii 1aad

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS Xildhibaan Cabdisalaan Axmed Liibaan “Dhabancad” ayaa shir gudoomiyey fadhigii 1aad ee kalfadhiga 1aad ee Barlamaanka 11aad. Ajendaha Kulankii Maanta: 1-Furitaanka aayadaha Quranka Kariimka 2-Ansixinta Ajendaha 3-Dhaarinta Xildhibaano 4-Hadal-jeedinta Guddoomiyaha KMG ah Xil.Cabdisalaam Axmed Liibaan Dhabancad 5-Qeybinta Dastuurka 6-Qeybinta Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka BJFS 7-Qeybinta habraac kumeel gaar ah […]

Continue Reading

Xukuumadda Soomaaliya oo dalka ka eriday Wakiilka Midowga Afrika

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka ka eriday Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Amb. Francisco Madeira. “Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afrika, waxa ayna fareysaa in uu 48 saac […]

Continue Reading

MOWQIFKA DOWLADDA GALMUDUG

MOWQIFKA DOWLADDA GALMUDUG   Dhuusamareeb, Abriil 5, 2022:   Dowladda Galmudug waxay aad uga walaacsantahay xaaladda khilaafka kasii daraya ee ku yimid hanaankii doorashada oo marayay meel gebogabo ah.   Dowladda Galmudug waxay ka xuntahay doorashooyinkii oo heer gebogebo ah maraya oo ay foodda inagu soo heyso dhaarintii Xildhibaanada labada aqal ee BFS, in la […]

Continue Reading