Muqdisho: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xero Ciidan

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay afaafka hore ee Xerada tababarka Ciidanka dowladda ee Nacnaca ee ku taalla degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir una dhow xerada Ciidamada Turkisom. Qof isku xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ayaa isku dhex qarxiyey dhalinyaro farabadan oo saf dheer ku jiray  oo dooneysay inay […]

Continue Reading

Hoggaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau ‘oo is-dilay’

Hoggaamiyaha kooxda Boko Haram Abubakar Shekau ayaa is-dilay kadib dagaal uu la galay dagaal-yahanada kooxda Daacish ee Gobolka Galbeedka Afrika ee loo soo gaabiyo (ISWAP), sida laga ogaaday cod la duubay oo Axaddii ay wakaaladda wararka AFP ka heshay kooxda. Dhimashadiisa ayaa ka dhiggan is-beddel weyn oo ku yimid dagaalka 12 sano jirsaday ee Nigeria […]

Continue Reading

ADVERT: TRAINER OF VILLAGE DESERT LOCUST CONTROL GROUPS

JOB DESCRIPTION: TRAINER OF VILLAGE DESERT LOCUST CONTROL GROUPS (VDLCGS) ON LOCUST CONTROL MEASURES DUTY STATION: GALMUDUG STATE – SOMALIA REPORTING TO: THE PROJECT MANAGER, COMMUNITY – BASED CONTROL OF DESERT LOCUST INFESTATIONS IN GALMUDUG STATE, SOUTH CENTRAL SOMALIA DURATION: OVER A PERIOD OF TWO MONTHS (50 TRAINING DAYS AND TRANSPORT DAYS) JOB SUMMARY CPD […]

Continue Reading

Kala duwanaashaha Khayre iyo Rooble

Kala duwanaashaha Khayre iyo Rooble Muddo kooban uu xilka joogo Raysulwasaare Maxa’ed Xuseen Rooble wuxuu sameeyay sumcad siyaasadeed oo ballaaran, waxa uuna u muuqdaa inuu yeeshay taageero bulsho, si fudud ayuuna ku kasbaday dad u badan dhallinyaro, waa si u dhiganta bilowgii uu Xasan Cali Khayre kusoo galay fagaaraha siyaasadda markii uu si lama filaan […]

Continue Reading

Galmudug oo hakisay dhismaha Golayaasha Deegaanka (Video)

Wasiirka warfaafinta Galmudug Ahmed Shire Falagle oo shir jaraa’id ku qabtay Cadaado ayaa sheegay in Dowladda Galmudug ay hakisay dhismaha golayaasha deegaanka degmooyinka Dhuusamareeb, Balanballe, Cadaado, Caabudwaaq iyo Hobyo. Arintaan ayaa kusoo aadaysa xilli maanta la dhaariyey qaar ka mid xildhibaanada Golaha deegaanka degmada Balanballe, inkasta oo siyaasiyiinta iyo waxgaradka beesha Ceyr ay diidmo ka […]

Continue Reading

Akhriso: Heshiiska Shirka Arimaha Doorashada

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA 27 May 2021 WAR-MURTIYEED Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayna ka soo qaybgaleen Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi, Madaxweynaha, Jubaland Axmed Sh Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Xasan Maxed {Laftagaren, Madaxweynaha […]

Continue Reading

Ciidanka Xoogga Dalka oo Hawlgalo ka wada Sh. Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheeysan kawada deegaano katirsan gobolka Shabeelaha dhexe. Howlgalkan ayaa waxaa hogaaminaya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraaal Odawaa Yuusuf Raage, waxaana Ciidanku saacadihii ugu dambeeyey la wareegeen Deegaanada War dhagax, war ciise, Gaal-leef, Qoor dheere, jilable iyo Cali Fooldheere, kuwaasi oo ay joogeen Al-Shabaab. Alshabaab ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey […]

Continue Reading

Advert for Rehabilitation of Berkads and Repair Solar Street Lights

The Centre for Peace and Democracy (CPD) Requests Qualified contractors who wish to be considered for the proposed works who meet the below listed requirements; Valid Certificate of Registration from Galmudug State Valid Tax Compliance Certificate from Galmudug State Valid Business Permit from Galmudug State Past Experience of similar Interested companies are advised to collect […]

Continue Reading