Norway oo dib u celinaysa 1,600 oo Soomaali ah
Waaxda Socdaalka dowladda Norway ayaa sheegtay in ay dib u soo celin doonto Qaar ka mid ah Qaxootiga Somalieed ee ku sugan dalkeeda. Dowladda Norway ayaa sheegtay in dadkaan ay haboon tahay in dib loogu celiyo dalkooda , madaam waaxda Socdaalka dalkaasi ay sheegtay in Somaliya ay amaan tahay. Waaxda socdaalka ayaa ku dhawaaqday in […]
Continue Reading