Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, wasiiro, iyo xildhibaano ayaa taageeray ansixinta Barlamaanka Galmudug in Magaalada Cadaado noqoto xarunta Barlamaanka Galmudug.
Masuuliyiinta ayaa la hadlay dadweyne isugu soo baxay afaafka hore xarunta ay ku shirayeen Barlamaanka Galmudug. halkaan hoose ka daawo Muuqaalka.
Share gare