Xoghayihii Joogtada Wasaaradda Batroolka & Macdanta oo shaqadii laga joojiyey

Wararka Maanta

Jamaal Qaasim Mursal oo ahaa Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ayaa shaqo joojin lagu sameeyey, loona wareejiyay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada

Cabdirashiid Maxamed Axmed, wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanka oo warqaddan ku saxiixan, waxaa uu cuskaday qodobo badan oo ay ka mid yihiin Wada shaqeyn xumo iyo inuu bixiyey sirta wasaaradda. halkaan hoose ka aqriso