Nabadoon Xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay ka dambeeyeen dilka Nabadoon xalay lagu dilay degmada Dharkeenlay ee gobolkan Banaadir, Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa  ay ku dileen Oday dhaqameed ka mid ahaa Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Ibraahim Cali Xasan,waxana la sheegay in dadkii ka dambeeyay […]

Continue Reading

Loolan Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya ….. Warbixin Xiiso leh.

Waxaa shalay soo idlaaday dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan qabashada jagooyinka Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku xigeenadiisa, waxaana isku soo sharaxay siyaasiyiin horey xilal u soo qabtay iyo kuwo ku cusub siyaasadda Soomaaliya, Khudbooyinka Musharixiinta ayaa u badnaa balanqaadyo iyo ismuujin siyaasadeed, waxaana doorashada guddoonka Barlamaanka loo arkaa mid ififaalo ka bixinaysa doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]

Continue Reading