War-Murtiyeed laga soo saaray gabangabadii Shirkii Madasha Qaran (Sawirro)

War – Murtiyeed Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran (MHQ) Doorashada 2016 Muqdisho 6-12 Seteembar 2016 Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 06 – 12 Seteember 2016 ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda […]

Continue Reading