Madaxweyne Farmaajo oo u Ambabaxay Dalka Turkiga

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya  iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Wafdiga Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qeyb gali doona Caleemasaarka Madaxweynaha Turkiga oo dhawaan dib loo doortay. Caleemasaarka Madaxweynaha Turkiga ayaa lagu waddaa in ay bari ka dhacdo […]

Continue Reading

Turkiga oo Cambaareeyey Qaraxyadii Shalay ka dhacay Muqdisho

War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee Shalay lala eegtay xarunta wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga Soomaaliya ee Muqdisho. Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ka murugoonayaan Shacabkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay weerarkii gardarrada ahaa ee ay argagixisadu ka geysteen Muqdisha, iyadoo ehelada Dadkii ku Naf […]

Continue Reading

Halkee ku dambeyey Raashinkii Turkigu ugu deeqay Galmudug?

Wa su’aal dad badan oo is weydiinayaan, halkee ku dambeeyey raashinkii Turkigu ugu deeqay dowlad goboleedka Galmudug?. Raashinkan Turkigu ugu deeqeen Soomaaliya ayaa waxaa Galmudug kaga soo aaday 1200 Ton, una dhiganta 24,000 kiish, oo isugu jira bur iyo sonkor, waxa uuna 4 Agoosto 2016 ka soo dagay dekada Boosaaso, isagoo gawaaridii raashinkan waday ay […]

Continue Reading