Sawirro: Marxuum Maxamed Cali Samatar Oo Aas Qaran Loogu Sammeeyay Muqdisho

Alle Haunaxariistee Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Soomaaliya, xilal kala dawana ka soo qabtay dowladdii Milatariga Soomaaliya ee Gen Maxamed Siyaad Barre ayaa maanta Aas Qaran Loogu Sammeeyay, dhismaha Wasaaradda Difaaca Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha […]

Continue Reading

Sawirro: Meydka Max'ed Cali Samatar oo goordhow laga soo dajiyey garoonka Aadan Cadde

Waxaa goor dhow laga soo dajiyey garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde magaalada Muqdisho  Meydka Allaha u naxariistee Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ku geeriyooday dalka Mareykanka. Jen. Yuusuf Cusmaan Dhuumaal oo ahaa Taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in lagu aasayo Marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Calanka Soomaaliya ayaa […]

Continue Reading