Shirka Madasha Hoggaanka Qaran oo Muqdisho ka furmaya
Shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran ayaa maanta la filayaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho, kaasoo horay loogu balansanaa 7-da bishan. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in shirka loo soo hormariyay shir madaxeedka IGAD oo 10-ka bishan ka dhici doonaan magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa ah kii ugu dambeeyay ee looga hadli doono arrimaha Geeddi socodka doorashooyinka […]
Continue Reading