Golaha Midnimada iyo Badbaada Galmudug ayaa Maanta War-saxaafadeed kasoo saaray marxaladda ay marayso Siyaasadda Galmudug.
Gudoomiyaha Golaha Cismaan Maxamed Cali ( Cismaan Dheere ) ayaa shirka ka sheegay Golahan u taagan yahay Midnimada iyo Badbaada Galmudug, iyo sidii loo ilaalin lahaa dowladnimada Galmudug.
Dhanka Kale Afhayeenka Golaha Cabdiraxmaan Macalin Cabdullaahi ( Diiwaan) ayaa warbaahinta u aqriyey qodobada ay soo saareen Golaha.
Halkaan hoose ka aqriso Warsaxaafadeedka oo Pdf ah.