DEG DEG: Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho
Wararka inaga soo gaaraya agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow Qarax aad u culus lagu weeraray afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya, halkaasi oo Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay lagu dhuftay. Wararka ayaa sheegaya in Gaarigan oo noociisa weli aanan la ogaanin, balse aad u miineysnaa lagu dhuftay […]
Continue Reading