Alshabaab oo Gacan iyo Lug ka goyey dhalinyaro
Al-Shabaab ayaa tuulada Daaru Salaam ee Gobolka Shabellaha hoose, waxa ay lug iyo gacan uga gooyeen labo Wiil oo dhalinyaro ah, kuwaasi oo lagu soo eedeeyay inay xatooyo geysteen. Labadan Wiil ee dhalinyarada ah ayaa la soo taagay maxkamada Shabaab ee Gobolka Shabellaha hoose, waxaana qaadiga maxkamada uu ku dhawaaqay xukunka labada wiil inay kala […]
Continue Reading