Sawirro: Faafaahin Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho
Qarax loo adeegsaday gaari ayaa Maqribkii ka dhacay Tiyaatarka Qaranka magaalada Muqdisho, Qaraxan ayaa waxaa ku nafwaayey 7 iyo dhaawaca 10 kale, waxaana qaraxaan burbur xooggan gaarsiiyey dhismayaasha ku dhow. Gaadiidka gurmadka deg deg ayaa goobta ka qaaday dad waxyeeladu soo gaartay, wadadan ayaa ah mid saxmad badan xiliyada galabtii, waxaana ku taalay bar kontorool […]
Continue Reading