Baarlamaanka galmudug oo maanta yeelanaya fadhi culus oo ay ku magacaabayaan gudiga doorshada madaxwaynaha

Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeelanaya kulan aan caadi aheyn, kaasoo lagu wado in lagu magacaabo Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa. Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug ee maalintii jimcihii la soo dhaafay la doortay ayaa shir guddoomin doona kulanka maanta. Guddoomiyaha cusub Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Labadiisa Kuxigeen ayaa shalay kulan […]

Continue Reading

Isbahaysiga musharaxiinta madaxwaynaha galmudug oo baaq culus soosaaray

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee xulafada ah C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, C/llaahi Faarax Wehliye iyo Kamaal Daahir Gutaale ayaa soo saaray baaq ku saabsan mowqifkooda ku aadan hannaanka doorashada Madaxweynaha.   Baaqa ay soo saareen oo ka koobnaa 6 qodob ayaa lagu sheegay inay si dhow ula socdeen tallaabooyinkii iyo geeddi socodka arrimaha doorashooyinka, iyadoo ay […]

Continue Reading

Dr.Gacal oo loo doortay gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug

Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa loo doortay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, kaddib doorasho goor dhow ku soo gabagabowday magaalada Dhuusamareeb. Dr. Gacal oo ahaa Musharaxii ay taageersaneyd Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ku adkaaday si aqlabiyad ah, gaar ahaan saddex meel labo meel, sidaasna wareeggii koowaad ku soo dhamaaday. Intii ay socotay codeynta ayaa markii […]

Continue Reading

Qudbadaha musharaxiinta gudoonka baarlamaanka galmudug oo maaanta la dhagaysanayo

Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo Khamiis ah la dhageysan doonaa khudbado ay u jeedin doonaan Xildhibaannada, si Musharax walba u soo bandhigo waxqabadkiisa. Saddex Musharax ayaa u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, waxaana tartanka kursigaas uu yahay mid aad u adag, oo maalmihii la soo dhaafay la dareemayay loolanka loogu […]

Continue Reading

Isbahaysi ka dhex samaysmay loolanka kursiga madaxwaynaha Galmudug

Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ee mucaaradka ah ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo sameystay isbaheysi siyaasadeed, taasoo ah sidii ay ugu midoobi lahaayeen Musharaxa ay dowladdu wadato. Kulankan ayaa waxaa isugu yimid Musharax Madaxweyne C/raxmaan Odawaa oo ka tirsan Xisbiga UPD, Kamaal Dahir Guutaale oo ka tirsan Xisbiga Wadajir iyo C/llaahi […]

Continue Reading

Musharaxiinta gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo la gudoonsiiyay shahaadada musharaxnimo

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta ka guddoomiyay Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha araajidooda iyo taariikh nololeedkooda, iyadoo la siiyay shahaadado aqoonsi ah oo muujineysa inay buuxiyeen shuruudihii ku aadanaa Musharaxnimada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka. Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka oo kala ah Xildhibaan Maxamed Nuur Gacal, Xildhibaan C/naasir Aadan Cusmaan iyo C/llaahi Axmed […]

Continue Reading

Tartanka Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.

Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug waxaa ka socota dhaqdhaqaaqa doorashada Guddoonka Barlamaanka Galmudug, 17 bishan ayaa loo madlan yahay doorashada Guddoonka Barlamaanka. Ilaa hadda 3 musharax ayaa rasmi ah isugu soo taagay kursiga Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug. Musharaxiintan ayaa kasoo kala jeeda degmooyinka Ceelbuur iyo Ceeldheer. Maxamed Nuur Gacal oo kasoo jeeda degmada Ceelbuur. Cabdinaasir Aadan Cismaan […]

Continue Reading

Xildhibaanada Galmudug oo doortay gudoomiye kumeel gaar ah

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug oo maanta yeeshay kulankoodii u horeeyay ayaa doortay Guddoomiye Kumeel gaar ah, si uu u socodsiiyo howsha ugu horeeyay ee dhismaha Guddoonka Baarlamaanka. Xildhibaan Xasan Keynaan Xalane ayaa noqday ninka ugu da’da weyn ee Xildhibaanada, waxaana loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha KMG ee Baarlamaanka labaad ee Galmudug. Mr Keynaan ayaa […]

Continue Reading

Baarlamaanka galmudug oo fadhigoodii u horeeyay yeelanaya maanta

Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusa-Mareeb ku yeelanaya kulankoodii u horeeyay, kaasoo ay uga hadlayaan arrimo dhowr ah. Fadhigga maanta waxaa lagu dooran doonaa Guddoomiye cusub oo KMG ah, kaasoo noqon doona ninka ugu da’da weyn. Guddoomiyaha KMG ah ayaa soo magacaabi doona guddi doorasho, kuwaasoo diyaarin doona qaabka ay noqoneyso doorashada […]

Continue Reading