Author: admin
Advert: Printing of Water A5 voucher with security feature for 983 Beneficiaries.
Printing of Water A5 voucher with security feature for 983 Beneficiaries. Adado Districts. Galmudug State, Somalia.
Continue ReadingCali Guudlaawe oo gaaray Beledweyne (Sawirro)
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa gaaray magaalada Beledweyne, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle iyo masuuliyiin kale Ammaanka magaalada Beledweyne ayaa si aad ah loo adkeeyay, iyadoo ciidamo fara badan la dhigay waddooyinka xaafada illaa Air porka. Ka hor inta uusan Madaxweynaha Hirshabelle ka degin garoonka diyaaradaha Beledweyne ayaa waxaa jiray madaafiic lagu […]
Continue ReadingMD Cali Guudlaawe oo ku wajahan Beledweyne
Magaalada Beledweyne xarunta gobolka Hiiraan ayaa gashay xaalad kacsanaan kadib markii Waddooyinka magaalada gaar ahaan wadada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo xarunta ciidamada Lamagalaay xalay lagu xirey ciidamo isugu jira Gorgor iyo kuwa Booliska Haramcad. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa in uu maanta safarkiisii ugu horeeyey ku tago Magaalada Beledweyne. […]
Continue ReadingAdvert – Supply & provision of flexible paper vouchers per term for Learning materials and restricted paper vouchers for Washable sanitary pads for 180 girls, 2 pcs per month.
Supply & provision of flexible paper vouchers per term for Learning materials and restricted paper vouchers for Washable sanitary pads for 180 girls, 2 pcs per month.
Continue ReadingGalmudug oo shaacisay Doorashada 21 Kursi
Guddiga Doorashooyinka SIET Galmudug ayaa Shaaciyey qabashada 21 Kursi ee doorashada golaha shacabka ee JFS.
Continue ReadingBaaqa Beesha Caalamka
Beesha caalamka ayaa ku baaqay in si dhaqsa ah loo soo gabagabeeyo hannaanka doorashada: Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la isku raacay ee ku saabsan wax ka bedelka iyo dib u habaynta habraaca iyo dedejinta waqtiga doorashada Golaha Shacabka. Waxaan ku […]
Continue ReadingXog: Kulanka Farmaajo iyo Saadaq Joon
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo iyo Janaraal Saadaq Cumar Xasan ‘Joon’ ayaa caawa ku kulmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya 8 bil kadib markii uu madaxweyne Farmaajo ka xayuubiyey janaraalka dhamaan darajooyinka ciidan. Sarkaal sare oo ka tirsan Madaxtooyada ayaa BBC u sheegay in kulanku uu yimid kadib codsi ka yimid Janaraal Saadaq Joon oo beryahan dambe ku […]
Continue ReadingAlshabaab oo weeraray degmada Baxdo
Waxaa dagaal xooggan wali ka socdaa gudaha degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay saaka aroortii soo weerareen Ururka Alshabaab. Ciidamada deegaanka oo ay hormuud u yihiin maamulka Degmada Baxdo iyo culimada ayaa iska caabin kala horyimid shabaabkii weeraray halkaas, waxaana wali la maqlayaa rasaas dhacaysa. Ciidamada DFS iyo Galmudug ayaa gurmad ahaan uga […]
Continue Reading