Barlamaanka Somalia oo Laalay Heshiiskii Dekeda Berbera

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta xaruntooda ku yeeshay kulanka 1aad ee kalfadhiga 3aad ayaa ansixiyay xeer dhowraya gobanimada iyo midnimada geyiga Soomaaliya Xeerkan waxaa lagu sheegay qodobo muhiim ah, waxaana ka mid ah: Qodobka 1aad Heshiis caalami ah waxaa jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya u geli kara oo keliya xukuumadda federaalka ah ayadoo sharci ahaan […]

Continue Reading

Amaro cusub oo lagu soo rogay diyaaradaha isticmaala garoonka Kismaayo

Mareeyaha Guud ee Garoonka Diyaaraha magaalada Kismaayo Cabdulahi Aadan Maxamuud oo ah  ayaa soo saaray amaro cusub oo la dul dhigay shirkadaha diyaaradaha ee ka shaqeeya garoonka Magaalada Kismaayo. Amaro cusub oo ay soo saareyn ayaa waxaa ka mid ah in dadka rakaabka ah ee garoonka ka baxaya in aysan gudaha garoonka ku sugnaan karin […]

Continue Reading

Barlamaanka Somalia oo maanta ka doodaya Heshiiska Dekadda Berbera

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kulankoodii ugu horeeyay ku yeelanaya xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka, kadib furitaanka Kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka maanta uu yahay mid xasaasi ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Sabtidii ina dhaaftay furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay si wada jir ah […]

Continue Reading

Daawo: Reer Xeraale oo ka horyimid waxa ka socda Dhuusamareeb

Qeybaha Bulshada Degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa shalay shir isugu yimid, iyagoo si cad uga soo horjeestay waxa ka socda caaasimada Galmudug Magaalada Dhuusamareeb. Waxgarad goobta ka hadlay ayaa muujiyey diidmada howsha ka socota caasimadda. Waa beeshii labaad ee diida waxa ka socda dhuusmareeb, sidoo kale Waxagradka Cabudwaaq ayaa la filayaa in ay iyaguna […]

Continue Reading

Madaxda Galmudug oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb (Sawirro)

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Madaxa Golaha Wasiira Sheikh Maxamed Shaakir ayaa si wada jir ah u kormeeray Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb, iyadoona Dadka looga digay inay dhistaan Dhulka Garoonka Sharcina laga soo saari doono. Kormeer ka dib ayaa Masuuliintu si wada jir […]

Continue Reading

Eng. Yariisow oo shaqada ka joojiyey shaqaale cabirey oo bixiyey dhul waddo ah

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimiha Waaxda Farsamada iyo farsamo yaqaanno ka tirsan waaxdaas oo si sharci darro ah dhul waddo ah ugu cabiray dad rayid ah. Dhulkan oo ahaa waddo muhiim u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka ee degmada Dharkiinleey, waxa ay […]

Continue Reading

Dhuusamareeb: Soo dhaweyn loo sameeyey Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug (Sawirro)

Munaasabadaan oo ahayd mid lagu soo dhawaynayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Dhuusamareb ee caasimadda Galmudug, waxaana ka soo qaybgalay Madaxwene kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, Xildhibaanno, Wasiiro iyo qaybaha Bulshada. Guddoomiyaha Degmada Dhuusaamreb Macallin Nuur Cilmi Cabdulle oo ugu horayn Munaasabadda ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in […]

Continue Reading

Isticmaalka Taabuuka iyo Xanuunada laga dhaxlo

Inta aanan u galin dulucda Maqaalkaan, bal marka hore aan qeexno, waa maxay Taabuuk, inteese laga keenaa?, Taabuuku waa nooc ka mid ah Tubaakada, taasoo Afka la gashado, taasoo ay dadka cuno ku tilmaamaan inay ka helaan firfircooni, balse ma oga dhibaatada ay ku keeni karto caafiaad ahaan, waxaana laga keenaa Dalka Kenya, waxaana keena […]

Continue Reading

Dowladda & Maamul Goboleedyada oo isku raacay mideynta canshuurta Gadista

Shir ay shalay ku yeesheen magaalada Muqdisho Wasiirada Maaliyadda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa  kaga hadlay dar-dargelinta arrimaha hanaanka qaadista canshuuraha Dalka iyo sidii loo midayn lahaa,iyagoo si gaar ah uga wada hadlay kana heshiiyay mideynta casnhuuraha Gadista. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo warbaahinta la hadlay kulanka kadib […]

Continue Reading

Ra’iisalwasaare ku Xigeenka Soomaaliya oo booqasho ku tagay Hindiya

Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya Muddane Mahdi Mohamed Guuleed iyo Wafdi uu hogaaminayo  iyo xubno ka tirsan golayaasha Baarlamaanka iyo  Wasiiradda ayaa gaaray magaaladda New Delhi ee dalka Hindiya. Ujeedadda Socdaalka wafdiga  Ra’iisalwasaare Xigeenka Soomaaliya ayaa ah ka qayb galka shirka Caalamiga ah ee International Solar Alliance, oo maalinta berri ah furmaya,Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galaya Madaxweynayaasha 121 […]

Continue Reading