Akhriso: Heshiiska Shirka Arimaha Doorashada
SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA EE ARRIMAHA DOORASHOOYINKA 27 May 2021 WAR-MURTIYEED Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayna ka soo qaybgaleen Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi, Madaxweynaha, Jubaland Axmed Sh Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasis Xasan Maxed {Laftagaren, Madaxweynaha […]
Continue Reading