Ilhaan Cumar oo raali galin ka bixisay Qoraal ka dhan ahaa Yahuudda

Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa’iil u taageeraan ururrada u ol’oleeya awgeed. Cambarayn ballaaran ayay kala kulantay in ay tilmaantay in ururka Aipac ee ay Yuhuuddu leeyihiin uu lacag […]

Continue Reading

Khasaare ka dhashay Qarax Gaari oo Saaka ka dhacay Muqdisho

Jugta qarax xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay qeybo kamid ah Degmooyinka ka tirsan Gobolka Banaadir,kaasi oo ka dhacay Degmada Hodan. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid lagu soo xiray gaari kaarib,isla markaana waxa uu ku qarxay Isgoyska Saybinayo,waxaana ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka ayaa intaasi waxa ay […]

Continue Reading

Toogasho Xalay ka dhacday Baledwayne

Wararka Ceelhuur ay ka helayso magaalda beledweyne ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeeysan ay xalay xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Baladweyne  ku dileen Cismaan Cali maadeey oo loo yaqiinay Cismaan Ganeey kaasi oo kamid ahaa shaqaalaha Maaliyada Gobolka Hiiraan. Dilka Sarkaalkan ayaa waxa uu ka dhacay aga agaarka Aargada sheikh xasan Barsame ee xaafada howl-wadaag […]

Continue Reading

Maraykanka: Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga oo mar kale is maan dhaafay

Wadahadalladii xubnaha Jamhuuriga iyo kuwa dimuqraadiga Aqalka Congress-ka Maraykanka ee loogu talagalay in looga hortago in mar kale ay hawlaha dawladdu hakadaan ayaa is fahanwaa ku soo dhammaaday. Ergooyinkan ayaa rajaynayay in ay is fahmaan Isniinta si ay Aqalka Congress-ka u siiyaan wakhti uu ku ansixiyo Jimcaha, maalintaas ayuuna ku egyahay heshiiskii bishii hore la […]

Continue Reading

Sawiro:-Shirweynaha Madaxda Dowladaha Afrika Oo Maanta La Soo Geba-Gabeynayo

Kulan-madaxeedka Dowladaha xubnaha ka ah Ururka Midowga Afrika (AU)-da ayaa la filayaa in maanta lagu so ogebagebeeyo Xarunta Dhexe ee Ururkaasi oo ku taalla caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba. Furitaankii shalay ee Kulankaasi waxaa Madaxweynaha dalka Masar, C/Fataax Al-siisii loo doortay Hoggaaminta Sannadlaha ee Ururkaasi, isagoo xilkaasi kala wareegay dhigiisa dalka Ruwanda, Paul Kigambe. […]

Continue Reading

Madaxa Gabdhaha K/Cagta Somalia Oo Sheegtay Inay Khatar Ku Jirto Nolosheedu

Shayma Maxamed oo ah Madaxa Ciyaartoyda Haweenka ee K/Cagta Somalia ayaa hadalkaasi ku sheegtay Wareysi sy siisay Shabakadda Wararka ee Tuko.com ee laga leeyahay dalka Kenya, waxayna xustay inay hanjabadaasi ka dambeysay, kadib, markii ay Xiriirka K/Cagta Adduunka ee FIFA u gudbisay Cabasho ka dhan ah Xiriirka K/Cagta ee Somalia. Waxay sheegtay in hanjabaadyo loo […]

Continue Reading

Wasiirka Arimaha gudaha Hirshabeelle oo Mashaariic ka dhagax dhigay Buulaburde

Wafdi uu hogaamnaayo wasiirka arimaha gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle oo ay ka mid ahaayeen wasiirada howlaha guud iyo dib u dhiska, wasiirka isboortiska iyo dhalinyarada, xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha ee dowlada federaalka soomaliya iyo xilibaano dowladda federalka iyo kuwa Hirshabelle ka tirsan ayaa shalay gaaray degmada Buloburde si ay u dhagax […]

Continue Reading

Shir Madaxeedka dalalka Afrika oo maanta ka furmaya Addis Ababa

Shir Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Shirka Madaxeedka Midowga Afrika ayaa sannadkan lagu lafo-gurayaa sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatada qaxootiga iyo barakacaayasha Qaaradda Afrika, iyo sidii gacan looga geysan lahaa wax ka qabashada dhibaatooyinka nololeed ee ku xeeran. Madaxweyne Farmaajo oo shirka ka […]

Continue Reading

Farmaajo oo la kulmay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Addis Ababa shir-doceed kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Guiteres, waxayna ka wada hadleen sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay. Kulankan waxaa Madaxweynaha ku wehliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad, Danjiraha […]

Continue Reading

Ciidanka Badda oo maanta dabaal degaya Sanad guurada 54-aad

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Daahir aadan Cilmi Indhaqarhse  ayaa u hambalyeyey  Ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha  ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo dabaal degaya Sanad guurada 54-aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasay ciidankaasi oo ah  10-02-1965-kii. “Waxaan u Hambalyeynayaa  Admiraalada, Saraakiisha, Saraakiil xigeennada, dableyda, Alifleyda Ciidanka Badda iyo difaaca Xeebaha Soomaaliyeed […]

Continue Reading