Aqriso: Liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Koofur Galbeed

Wararka Maanta

Dowlad goboleedka  Koofur Galbeed ayaa soo gubdisay liiska Musharixiinta Aqalka Sare iyadoo liiskana uu ka mid yahay kuwii ugu dambeeyay ee ay maamulada gobolada soo gudbiyaan.

Dowlad Goboleedka Puntland,Galmudug iyo Jubbaland ayaa hore u soo gudbiyay liisaska musharixiinta Aqalka Sare. Hase yeeshee waxaa weli la soo gudbin maamulka Somaliland iyo Hirshabeelle,

Halkan ka aqriso Liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee Koofurgalbeed

1-3 2-2

Comments are closed.