AlFanaan Abuukar Darwiish oo geeriyooday

Wararka Maanta

Allaha u naxariistee Waxaa Magaalada Boosaaso Caawa Ku Geeriyooday Fanaan Abuukar Yuusuf Axmed (Darwiish) Oo ahaa Abwaan Mulaxam Iyo Fanaanba Wuxuu Horey uga Tirsanaa Kooxda Waaberi Puntland Kadibna Galayrada Geeska oo isu badalay Koxda Badacas ee Muqdisho.

Allaha u naxariisto fanaanka ayaa udub dhexaad u ahaa fanka cusub, wuxuuna si aad looga yaqaanay deegaanada Puntland iyo Magaalada Muqdisho caasimadda dalka.

FB_IMG_1494199058633-1