RW Khayre Oo Shir-gudoomiyay Kulanka Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir-gudoomiyay kulanka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlayay dabagalka iyo dhaqan gelinta qodobbadii kasoo baxay shirkii amniga Qaranka ee Baydhabo iyo diyaar garowga shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliyeed (Somali partnership forum) ee dhawaan ka dhacaya magaalada Brussels ee dalka Belgium. Wasiiru dawlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha […]

Continue Reading

Sawirro: Horumarka iyo Bilicda Muqdisho #MogadishuRising (1)

Akhritayaasheena sharafta leh halkaan waxaan idinku soo bandhigeynaa qeyb ka mid ah sawiro aan ka qaadnay Horumarka iyo Bilicda Magaalada Muqdisho, waxaana hadda kadib idiin soo bandhigi doonaa Quruxda iyo horumarka dalkeena Soomaaliya, inagoo booqan doona magaalooyin badan. La wadaag saaxiibadaa. Share gareentaadu waa dhiirigalinteena. Please #Share Wixii talo iyo tusaale ah noogu soo dir […]

Continue Reading