Lallana Oo Dhaawac Ku Seegi Doono Xulka England Isreebreebka Koobka Adduunka

Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa lagu qasbay inuu garoonka isaga baxo ciyaartii Reds ay kaga badisay Swansea, tababarihiisa ayaa sheegay in uusan haysan fursad uu Three Lions kasoo muuqdo kulamada ka dhanka xulalka Malta & Slovenia Jurgen Klopp ayaa kalsooni ku qaba Adam Lallana iyo Dejan Lovren in ay diyaar u noqon doonaan ciyaarta uu  wajahaayo Manchester […]

Continue Reading

Manchester United Oo Badelka Wayne Rooney Ka Dhiganaysa Xidig Muhiim U Ah Real Madrid

Manchester United ayaa ka dhiganaysa Gareth Bale dooqa koowaad ee diirada u saaran inuu bedelo Wayne Rooney xagaaga soo aadan, sida ay sheegayaan wararka. Jariirada The Sun ayaa sheegaysa in United ay ka fiirsaneysa inay iibiso kabtankooda iyadoo ay ka walaacsan yihiin lacagaha lagu iibin karo. Rooney ayaa qaata £ 300,000 toddobaadkii, weli waxa uu leeyahay saddex sano […]

Continue Reading