Waxaa markii 3aad dib loo dhigay doorashada Madaxweynaha Maamul goboleedka Koofur Galbeed, Guddigga doorashada ayaa ku dhawaaqay in ay doorashada dib ugu dhigeen caqabada jira, ayna u baahan yihiin waqti dheeraad.
Doorashada Koofur Galbeed ayaa loo madlanaa Arabaco 5 December 2018, Waxaana dib loo dhigay ilaa 19 December 2018.
halkaan ka aqriso warsaxaafadeedka Guddiga doorashada Koofur Galbeed.
