Taliyihii Booliska G. Banaadir oo geeriyooday
Allah ha u naxariisto Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir S/Guuto Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole) ayaa ku shahiiday hawlgalka cadowga argagixisada ee diinta ku qaraabaneysa looga sifeynayo dalka Ilaahay ha unaxariistee waxaa ku shahiiday howlgal lagula dagaalamayay khawaarijta saakay 11:30 am S/Guuto Shahiid Farxaan Maxamuud Aadan (Taliyihii Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir ee CBS), Howlgalka […]
Continue Reading