Sawirro: Faafaahin Qaraxii Hotel Wehliye
In ku dhow 10 qof ay ku nafwaayey Qarax saacad ka hor ka dhacay wadada hormarta Hoteelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho , sidoo kale dhaawacyada ayaa intaa ka badan. Qarax oo aad u xoogana wuxuu ka dhacay Irida Hotelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho, kadib markii gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay halkaasi la dhigay. Gaadiidka […]
Continue Reading