Home > Wararka Maanta > Wiil uu dhalay Eng Yariisow oo loo magacaabay xoghayaha 1aad ergada soomaaliya ee QM

Wiil uu dhalay Eng Yariisow oo loo magacaabay xoghayaha 1aad ergada soomaaliya ee QM

Wararka Maanta

 

Maxamed C/raxmaan Yariisow ayaa ka mid noqonaya Ergada Soomaaliya ku matali doonta Qaramada Midoobey, isagoo la shaqeyn doona Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Amb. Abuukar Baalle.

Wareegtada lagu magacaabay ayaa loo diray Hey’addaha kala duwan ee dowladda si ay ugu fududeeyaan waajibaadkiisa, waxaana lagu ogeysiiyay magacaabidiisa Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha iyo hey’addaha kale.

You cannot copy content of this page
error: Content is protected !!