Site icon Ceelhuur Online

Tirsigii 62aad ee Wargeyska Gobollada Dhexe Bisha May 2018

 

Waxaanidin la wadaagaynnaa; tirsigii 62aad eeWargeyskaGobolladaDhexe, sanadka 2018, eebisha may.
Wargeyska bishan waxaad ka heli doontaan, warbixin dheer oo ku saabsan;

  1. MW hore eeXiman iyo Xeeb, mudane Maxamad Cabdullaahi Macallin Aadan (Tiiceey) oo dalka dib ugu soolaabtay iyo sooyaalkiisa aqoon, aqool iyo hoggaamin.
  2. Wasiirodawlaha Arrimaha Gudaha DFS mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye oo xildhibaan federal ah loogu doortay xaruntaGalmudug,
  3. qormadii arrimaha bulshada, warar kale iyo sawirro, ee fadlan si aad uga bogotaan, liilkan hoose sii raaca.
    https://issuu.com/w.g.dhexe/docs/may_2018

 

Mahadsanidiin.

 

Exit mobile version