Ergada shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo ka doodaya Dastuurka uu yeelanayo maamulkaas
Ergada shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee ka socda Jowhar ayaa loo qeybiyay qabyo qoraalka dastuurka uu yeelanayo Maamulkaasi, Qabyo qoraalka dastuurka oo ka kooban 7 cutub ayaa si koox koox ah uga doodi doonaan Ergada, Dhanka kale Ergada ayaa lagu wadaa inay isku raacaan magaca uu yeelanayo maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo […]
Continue Reading